• Si aad ugu biirto kooraska, Bixi FEE-ga $10 (Bil Walba) oo Ku Dir Taleefanka Hoos ku qoran ama Xawaaladaha 


  • ZAAD – EVC : 063 4870938 ( ABDIKARIM MAWLID ALI ) 


  • Kedib La Xidhiidh Whatsapp-kan Hoose Si Casharada Laguugu Furo 



Markaad is diiwaangeliso, waxaad helaysaa Email iyo Password Casharadu kuugu furmayaan

 

Waxaad qaadanaysaa 52 cashar, 180 maalmood gudohood

 

Casharadu waxay u nidaamsanyihiin 4 afar marxaladood

 

Marxalada 1aad: 60 Maalmood: waxaad Qaadanaysaa 20 cashar oo aas-aasi ah, kuna salaysan Grammarka uu Stephen Krashen sheegay in qofka luqada ku cusub uu yaraanta ku barto 

 

Marxalada 2aad: 52 maalmood: waxaad Qaadanaysaa 13 cashar oo aad ku baranayso sida loo dhiso jumladaha fudud sida 

baranaysaa sida loo dhaliyo jumlad fudud sida (There have been a great number of accidents lately)

 

Marxalada 3aad: 39 maalmood: Waxaad Qaadanaysaa 13 cashar oo aad ku baranayso sida la isugu xidho laba jumladood sida (she never thought of it again, but 2 years later, she received a letter from her husband’s brother)

 

Marxalada 4aad: 29 Maalmood: waxaad Qaadanaysaa 6 cashar oo aad ku baranayso sida loo dhiso jumlado kakan, ama la isugu xidho jumlado badan sida (Glancing at the bits of wood and metal that lay around him, the man sadly picked up the mattress and carried it into his house)

 

Ma qaadanaysid cashar grammar ah haba yaraatee … NO GRAMMAR RULES 

 

Waxaad arkaysaa Qoraalka Casharka oo English ah, iyada oo khad cas laguugu muujinayo Grammarka casharkaasi ku dhisanyahay 

 

Casharada layliska laga shaqaynayo oo aad jawaabtoodii helayso maalinta xigta, si aad khaladkaaga u saxdo

 

Muraajico automatic ah, oo ku dhisan nidaamka xasuusta ee Ebbinghaus. Cashar aad hore u soo martay oo si lama filaan ah su’aalihiisa iyo jawaabihiisu kuu hor imanayaan sida casharkii shalay, todobaad ka hor, bil ka hor … afsoomaaliga ayaad English u turjumaysaa, iyadoo khaladaadka lagaa saxayo …

 

Waxaad casharka iyo laylisyadiisa ku dhiganaysaa 3 ilaa 5 maalmood 

 

Marka hore waxad maqlaysaa codki casharka o keliya, adoo isku deyaya inaad fahamto kalmadaha, jumladaha iyo macnaha … kedib waxaad helaysaa dhawaaqii jumladda, qoraalkii, iyo macnihii … kedib waxaad helaysaa dhawaaqii jumladda iyo wakhti kooban oo laguu banneeeyay si aad ugu dhawaaqdo oo ugu dayato dhawaaqa macalinka

 

Kedib waxaad tegaysaa qaybta xigta ee turjumaada halkaas oo aad isku dayayso inaad jumad walba oo afsomali ah u bedesho english … waa isticmaalka luqada oo kuu suurto gelinaysa inaad luqada ku hadasho maalin walba180-ka maalmood 

 

Waxaad duubaysaa codka cashar walba, kedibna waxaad ku diraysaa groupkaaga, si ardaydu kuu dhegyasato, kalsoonidaaduna u dhisanto

 

Waxaad helaysaa talooyin iyo toosin ay ku siinayaan macalimiinta Horn English

 

Si automatic ah ayuu website-ku u soo gudbinayaa progress report dedaalkaaga, iyo qiyaasta casharada aad qaadatay

 

Usbuuc walba waxaad helaysaa email xasuusin ah casharada kuu dhiman

 

Iyo faa’idooyin kale oo badan