Watch Intro Video

VIDEO: Habka Casharada iyo Laylisyadu u diyaarsanyihiin

Register now ...

Si aad kooraska ugu biirto, Bixi $10 oo ah FEE-ga kooraska oo dhamaystiran - kuna dir taleefankan ama xawaaladaha 


ZAAD – EVC : 063 4870938 ( ABDIKARIM MAWLID ALI ) 


Kedib Guji oo La Xidhiidh Whatsapp-kan Hoose Si Casharada Laguugu Furo 



Faah-faahinta kooraska

Waxa lagu siinayaa email & password casharada website-ku kuugu furmaan


Manhajka koorasku wuxuu ku salaysanyahay, buugta New Concept English, ee uu qoray L G Alexander

Waxa kuu diyaar ah codkii Englishta ahaa, turjumaadii afsoomaliga, qoraalka casharka, muraajico qorshaysan, su'aalo iyo laylisyo qoraal ah


waxaad qaadanaysaa 52 cashar oo keliya, kuwaas oo ku salaysan grammarka aasaasiga ah - 180 maalmood oo isku xiga


Maalin walba waxa kuu furmaya oo aad dejisanaysaa 1 cashar oo cusub ama laylis aad ka shaqaynayso

Cashar walba iyo laylisyadiisa waxaad ku qaadanaysaa 3 ilaa 5 maalmood 

52 cashar waxay u nidaamsanyihiin 4 marxaladood 


Marxalada 1aad: 60 Maalmood ee u horeeya: waxaad Qaadanaysaa 20 cashar oo aas-aasi ah, kuna salaysan Grammarka bilawga ah (ee qoraaga Stephen Krashen sheegay in qofka luqada ku cusub uu barto bilawga)

 

Marxalada 2aad: 52 maalmood: waxaad Qaadanaysaa 13 cashar oo aad ku baranayso sida loo dhiso jumladaha fudud sida 

(There have been a great number of accidents lately)

 

Marxalada 3aad: 39 maalmood: Waxaad Qaadanaysaa 13 cashar oo aad ku baranayso sida la isugu xidho laba jumladood sida (she never thought of it again, but 2 years later, she received a letter from her husband’s brother)

 

Marxalada 4aad: 29 Maalmood: waxaad Qaadanaysaa 6 cashar oo aad ku baranayso sida loo dhiso jumlado kakan, ama la isugu xidho jumlado badan sida (Glancing at the bits of wood and metal that lay around him, the man sadly picked up the mattress and carried it into his house)


Ma qaadanaysid cashar grammar ah haba yaraatee … NO GRAMMAR RULES 


Cashar walba waxa uu u diyaarsanyahay sida VIDEO-ga sare ku xusan


Grammarka aasaasiga ah ee ku jira casharka, waxa lagu muujiyay khad cas, si aad awooda u saarto jumladahaas muhiimka ah


Layliskada Jawaabohoodu waxay kuu furmayaan maalinta xigta, si aad khaladkaaga u saxdo

 

Muraajico automatic ah, oo ku dhisan nidaamka xasuusta ee Ebbinghaus. Cashar aad hore u soo martay oo si lama filaan ah su’aalihiisa iyo jawaabihiisu kuu hor imanayaan sida casharkii shalay, todobaad ka hor, bilka hor … 



Si loo dardar geliyo ku hadalka luqada, afsoomaaliga ayaad English u turjumaysaa, iyadoo casharku khaladka kaa saxayo 


Waxaad duubaysaa codka casharka, kedibna waxaad ku diraysaa groupkaaga, si ardaydu kuu dhegyasato, kalsoonidaada hadalkuna u dhisanto


Waxana halkaas lagala soconayaa in aad xaadirtay  oo aad casharka maalinta qaadatay, ama layliskii ka shaqaysay


Waxaad helaysaa talooyin iyo toosin ay ku siinayaan macalimiinta Horn English

 

nasiib wanaagsan ...


Hadda Is Diiwaan-geli

Si aad kooraska ugu biirto, Bixi $10 oo ah FEE-ga kooraska oo dhamaystiran - kuna dir taleefankan ama xawaaladaha 


ZAAD – EVC : 063 4870938 ( ABDIKARIM MAWLID ALI ) 


Kedib Guji oo La Xidhiidh Whatsapp-kan Hoose Si Casharada Laguugu Furo